www.fgks.org   »   [go: up one dir, main page]

Jump to content

Tarxiil

Ka Wikipedia
Dad maxaabiis ah oo wadanka xoog looga saarayo, 1845

Tarxiil (Af Ingiriis : deportation; Af Carabi : ar‎) waa eryidda dadka shisheeyaha. Dalka ka saaridka wexey dhacda ajnabiga markay xaaladaha xun sameeyaan.