www.fgks.org   »   [go: up one dir, main page]

Jump to content

Dhiig karka

Ka Wikipedia

Dhiig karka sidoo kale loo yaqaano Hypertension waa eray loogu yeero marka oo dhiigaaga sareeyo. Dhiig karka wuxuu ka midyahay cudurada waawayn ee wadnaha.