www.fgks.org   »   [go: up one dir, main page]

Jump to content

Busbus

Ka Wikipedia

magaciisa labaad waa Hablobaas Busbus waa xanuun wato nabro iyo qandho labadaba qofka uu ku dhacana waxaa inta badan u fiican qabayska oo loo badiyo, dhar nadiif ah, gogosha sariirta oo la bedelo habeen walba.