Somali Videos
Halagu Tallaalo oo ka Hortag Jadeecada
Inkastoo ay jadeecadu weli caadi ka tahay dalal badan, dadka safra oo aan la tallaalin waxay Mareykanka keenan jadeeco oo wayna ku faafi karta. Laakiin waxaad ku difaaca kartaa naftaada, qoyskaaga, iyo bulshadaada tallaalka jadeecada-mumps-rubella (MMR), gaar ahaan ka hor inta adaan caalamka u safrin. Weydii dhakhtarkaaga haddii qof kasta oo qoyskaaga ka mid ah uu qaatay dhammaan qiyaasaha loogu taligalay ee MMR iyo tallaalada kale ee difaaca u fiican.