www.fgks.org   »   [go: up one dir, main page]

  United States Central Command, Combined Joint Task Force - Horn of Africa  
   
graphics

Videos af soomali

Description
Option

Taariikhdu markay ahayd 29 November , 2006 todobaadka tacliinta caalamiga ah ayaa waxaa lagu qabtay xafladiisii dugsiga farsamada gacanta ee laboodku  wax ku dhigtaan, ee ku yaala Djiboutivile, dalka Jabuuti , intii u dhaxaysay 27 ilaa iyo 29 November, 2006,  Todobaadka tacliinta caalamiga ahi wuxuu ina siinayaa nasiib kaas oo inoo muujinaaya faaiidada uu leeyahay barnaamijka is waydaarsiga tacliinta caalamiga ah, waxaana  looga dabaal dagay 100 dal oo ka tirsan dunida dhamaanteed.

  Daawo

Taariikhdu markay aheyd 27 November,37 askari oo ka socda ciidanka jabuuti ayaa waxay qaateen shaahaadooyin kadib markay dhamaysteen tababar u socday oo  ku saabsana sida ciidamada sida loo tababaro xoogaga ilaalada ka hor tagida arga gixisada.  Askar ka socota shirkada Charliee, ee ka tirsan ilaada qaranka ee Guam xarunta ay ku leeyihiin dalka Jabuuti ayaa fulinaayey tababarka. 

  Daawo

Taariikhdu marka ay aheyd 6 November 2006 –DALKA JABUUTI– Kooxda barnaamijka ku doodida af ingiriisiga - Christy Stoner, oo ka tirsan kooxda arimaha shacabka ee safaarada maraykanka ee dalka Jabuuti, ayaa qeexaya kooxda  kudoodida af ingiriisiga iyo buugaagta barnaamijyada loogu talo galay afrika. Kooxahan ku doodida af ingiriisigu waxa weeyi kulamo dhaqan is waydaarsi oo u dhaxeeya arday reer Jabuutiya iyo dad iska wax u qabso ku shaqeeya oo ka socda xerada Lemonier. Iska wax u qabsadeyaal ka socda safaarada maraykanka, iyo ciidamada bada qaybta dhismaha  oo ka tirsan ciidamada isku dhafka hawl galka geeska afrika (CJTF-HOA), ayaa waxay samaynayaan laybareeri, kaas oo ay yaalaan 20 000 buug, oo loogu deeqayo 12 dugsi oo gaara kuna yaala magaalada jabuuti  , buugaagtuna waaa barnaamijkii afrika loogu talo galay. Ciidamada isku dhafka hawl galka geeska afrika (CJTF-HOA) waa cutub ka mida  taliska guud ee maraykanka. Ururku waxa uu hogaaminayaa dhaq dhaqaaqyada ciidan iyo tababarada, si gacan loo siiyo qaramada ina gala qayb qaadanaya la dagaalanka argagixisada, aasaasida deegaan nabdeed iyo adkeynta  xasiloonida gobolka.

 

  Daawo

Taariikhdu markay aheyd 10 November –sama falka insaaninimo – goday, dalka itoobiya – ciidamada cirka ee maraykanka ,diyaarada  nooceedu yahay  C-130H , ciidamada wadashaqeynta , ee ciidamada isku dhafka hawl galka geeska afrika (CJTF-HOA), ayaa u duulay siday qalab ugu caawiyaan magaalada  goday dalka itoobiya.goday iyo gobolka wayn ee ogaadeeniya ee dalka  itoobiya , daadad ayaa si xooga ugu dhuftay, oo bara kiciyey dad ka badan 250, 000 . ciidamada isku dhafka hawl galka geeska afrika CJTF-HOA ayaa ula duulay 48 tan qalab caawinaada geeyayna  magaalada goday mudo saddex cisho ah.

  Daawo

Taariikhdu markay aheyd 6 November 2006 Tadjoura dalka Djibouti, ciidamada bada cutubka dhismaha oo ka socda xerada LEMONIER ee Djibouti ayaa dib u cusboonaysiin ku sameeyey kooleej dhadigeed ku yaala magaalada ......

  Daawo

21 October 06  ayaa gudiga isku xidhka olalaynta bulshada (JCOC) aaya waxay booqdeen ciidamada isku dhafka hawlgalka geeska afrika oo ay ku jiraan xerada LEMONIER  iyo Tadjoura dalka  Djibouti . safarkan oo loo yaqaan......

  Daawo

Rinjiyeen-Iskool- Magalada Jibuut  (Aug-19-2006)Iskool  kuyaal degmada ayay kox ka socota xerada Lamonier isk wax u qabso ku rinjiyeyen.Qorshahaa waxaa qabaqaabiyay shirkadda ku meelgaarka ee nabadgelyada qeebta afaraad..

  Daawo

23 Oct 06 - Boat Towing Traing - DJIBOUTI CITY, Djibouti (September 13, 2006) -- Djiboutian sailors were trained by a U.S. Coast Guard team from the International Training Division, Yorktown, Virginia, on the operation, maintenance and boat towing procedures for four 44-foot motor lifeboats.  The boats were donated by the U.S. government to the Djiboutian Navy in July.  These boats are used for search and rescue, coastal patrol, recovery operations and maritime security.

  Daawo

Oct 5, 2006 - Carta, Jabuuti. Tababar ciidan - sagaal iyo toban askar jabuutiyan ah ayaa ka qalin jabisey waxbarasho dhexaad oo socday muddo sadex todobaad ah taas oo ay ku barteen sida gawaadhida loo hagaajiyo bisha oct. 5teedi. Waa markii labaad ay ciidamada maraykanku ay fasalkaas ku bareen magaaldan carta, jabuuti. Wax barashadan gacan ku haynta leh ay askartu heleen wuxuu u awoodayaa inay gawaadhidooda ka shaqeeyaan oo ay dhaqaalaystaan

 

Daawo


08 Oktoober-  Barnaamijka  Howl qabdka  Caafimaadka ee shicibka keeniya –Kooxda  howl galinta arimaha shicibka xerada Lemonair  ee Jabuuti waxay sameeyeen olola  caafimaad (MEDICAP) oo lagu qabtay degmada Hindi,Witu iyo jasiirada Pate, ololahaas oo socday sab-13 ila seb26-2006 waxay ku arkeen shicib gaaraya 3000.

 

Daawo


2 OCT 06 - Djibouti Medical, Veterinary Civic Action Programs - A Civil Affairs team from Camp Lemonier, Djibouti performed a series of MEDCAP and VETCAP visits to Ali Adde, Guistir, and Assamo from Sept. 11-23, 2006, seeing over 2000 people and 2500 head of livestock.

 

Daawo


24 SEP 2006 - New health center in Tanzania dedicated, ready for equipment Senior officials from the Bagamoyo District, Tanzanian Peoples’ Defense Forces (TPDF), the U.S. Embassy in Dar es Salaam and Combined Joint Task Force – Horn of Africa dedicated the newly constructed Msata Health Center in Msata, Tanzania.

Daawo


27 AUG 2006 - Diri Dhabe sharrax fiidiyo (video ah) - Roobob culus oo ku da’ay buuraha agagaarka Diri Dhabe, Itoobia ayaa buux dhaafiye dooxyo inta badan engesanaan jiray. Ciidamada badda qaybta dhaqdhaqaaqa ku saabsan dhismaha kooxda 5naad oo hadda ka tirsan ciidamada isbahaysiga geeska afrika, xereada CAMP LEMONIER, jabuuti ayaa u amba baxay Diri Dhabe iyagoo sida taandhooyin iyo qalabka dhismaha si ay u gargaaraan ciidamada Itoobiya, haya’daha aan dawlada ahayn, iyo haya’da maraykanka ee hor u marka caalamka ( USAID ) si ay u dhisaan xero ku meel gaadh ah oo loogu talo galay dadkii guryahooa beelay.

Daawo